Tani waa faallo ka tarjumeysa aragtida dowladda Mareykanka
4 April waxaa ay ku aadan tahay taariikhada la sii daayey ee wasaaraddda Arrimaha Dibedda ee Labo iyo Labaatanka Ilbiriqsi ee ku socodka dhulka. Warbixinta badbaadada, oo uu soo saaray xafiiska ka saarista hub iyo Ka-hortagga xafiiks Arriamah Siyaasadda-militariga. Hadafkeenu waa muujiyo guulaha Mareykanku ka gaaray burburinta hubka caadiga ah.
Xaqiiqadii Dowlada Mareykanka ayaa si qoto dheer ugu lug leh arrimaha Miino saarka dunida. Taniyo sanadkii 1993, Waxaa dowlada Mareykanka ay siisey in kabadan 4.6 Billion oo dollar in lagu saaro ama lagu baabiyo waxyaabaha aanan qarxin iyo in si wanaagsan loo meel dhigo hubka yar yar, hubka waaweyn ee qarxa iyo rasaasta. Tani waaa howl muhim ah waayo waxaa badbaadinaysaa nafta. Kaakinse waa un qeyb ka mid ah sheekada.
Waxaan aragnaa tiro saameyn togan leh oo dhab ah oo ka timid Barnaamijka [Hubka burburinta Caadiga ah]ayey tiri Karen Chandler, Ku-simaha ku xigeenka Kaaliyaha Xog-hahaha barnaamijka iyo howlgallada ee xafiiska Arrimaha Siyaasadda-Militeriga. “Mid waa isu-duwidda Jinsiga”
“Qaar ka mid ah meelaha ay haweenku awoodaan inay ka shaqeeyaan Miino-saarayaal, 60% haweenka miino-saarayaasha ayaa ah kuwa keliya ee masruufa qoyskooda…. Waxaan sidoo kale leenahay haween dhamaan dhinacyada ururka, oo ay ku jiraan sida EOD, shaqaalaha ka hortagga walxaha qarxa. Waxaa jira dumar geesiyaal ah oo diyaar u ah inay banaanka u baxaan oo ay qabtaan shaqada khatar ah. Iyo meelaha ay ka mid yhiin Vietnam iyo Sri-Lanka, Waxaan dhab ahaantii leenahay kooxo miino baaris ah oo dumar ay hoggaamiyaan, taasoo oo ah arin aad u xiiso badan.”
“RUntii waxey siinaysaa haweenka fursad dhaqaale oo weyne,” ayey tiri Ms. Chandler. Markaa waxaa jirta su’aasha ah sugnaanshaha cuntada iyo barwaaqada dhaqaalaha.
“Marka beeralaydu ay awoodaan in ay ku noqdaan dhulkoodii oo ay beertaan cabsi la’aan, markaa waxaan arki karnaa beero bariis oo soo baxayo mar kale.. .markaa dadka loo oggolaado inay ku noqdaan bulshadooda, noloshu waxay bilaabi kartaa inay caadi ku soo noqoto wax yar ka dib colaadda.
Beeralaydu waxay awoodaan inay ku noqdaan dhulkoodii oo ay beeraan cabsi la'aan, ka dib waxaan arki karnaa geedo miro ah oo dib u soo baxaya waxaanan arki karnaa beero bariis ah oo soo saaraya mar kale. … Marka dadka loo oggolaado inay ku noqdaan bulshadooda, noloshu waxay bilaabi kartaa inay caadi ku soo noqoto wax yar ka dib colaadda.”
“Meelaha sida Africa, waxaan ku aragnay marinnada duurjoogta oo ay wasakheeyeen haraadiga walxaha qarxa. Oo marka aad hesho xayawaaanka deegaankaasi u dhashey ah si ay awood u yeeshaan oo ay si xor ah u guuraan, marka taasi waxey xoojinaysaa dalxiiska iyo horumartinta dhaqaalaha agagaarka ku hareereysan ah.”