Tani waa faallo ka turjumaysa Aragatida Dowlada Mareykanka.
Jamhuuriyada Dimcraadiga ah ee Kuuriya, ama Kooriyada Waqooyiga waxaa ay geysata mid ka mid ah xad-gudubyada xuquuquda aadana ee uugu xun aduunka. Kuuriyada Waqooyi ayaa inta badan dadkeeda ay la kulmaan xarig xaq-daro ah, xoog lagu shaqaaleysiisto, gaajo, jirdil iyo xataa dil.
Bishaan, waxaa dowlada Marekanka iyo Albania waxa ay si wada jir ah u marti-qaadeen gollaha ammaanka ee Qaramada Midoobey kulan habraaceedka aria si dareenka loogu soo jeediyo kulan habraaceedka aria si dareenka loogu soo jeediiyo kor na logu qaado isla xisaabtanka xad-gudubyada xuquuqda aadanaha ee DPRK.
Eregayga joogtada ah ee Mareykanka u fadhiya Qaramada Midoobay, Linda Thomas-Greenfield ayaa ku nuuxnuuxsatay sida xad-gudubyadani ay “si aan kala go’lahayb ugu xiranyhin Pyongyang hubkeeda wax gumaado ee Nuclear ah iyo gantaalada cinjir ah, iyo talaabooyinka kale ee DPRK oo khatar galinayo nabadda gobolka iyo amniga.
DRC, Beegsiga hubka wax gumaada, had iyo jeer waxuu ay ku tusaysaaa xuquuqul insaanka iyo baahiyaha biniaadanimo ee dadkeena. Adeegsiga talisku ku shaqeysto waxaa uu horey u sii wadaa barnaamijkooda hubka ee aan sharciga ahayn. Siyaasadaha qaybinta cuntada ayaa u janjeerta millatariga kharashka iyo in ka badan 10 Milyan oo kuuriyada Waqooyi ah oo cunta yari ay haysato.”
“Kim John Un, waxaa uu ka doortay rasaas halkii uu nafaqeyn lahaa; gantaalada dulma biniaadanka,” ayey tiri danjire Thomas-Greenfield. Si kastaba ha ahaatee, xad-gudubyada Xuquuqul insaanka ee guud iyo hanjabaadaha xisiloonida caalamiga ah iyo kuwa eka xadka Kuuriyada waqooyi, ayay tiri.
“Wararka ayaa tilmaamaya in taliska u uku kacay falal ka dhan ah caburin heer qaran ah, oo ay ku ka mid yihiin cagajuglayn, dabagal dib u celin Khasab ah iyo dilala qorsheysan, kuwaasoo oo mararka qaarkood lagu fuliyo gacan dowlado kale ah kuwaasoo loo geysto ogolaansho la’aanta dowlado kale, taasoo daliil u ah, ixtiraam la’aanta DPRK ee madaxbanaanida qaranka”
“Dunidan Casriga ah meel kuma laha arxan darraddan oo kale… Bshii hore, 62 qabanqaabiyaal wada jira, oo Labanlaabay waxii aan haysanay sannadki horeeyey, ayaa saxiixey warqad ay kaga codsanayaan Gollaha xaaladda xuquuqda aadanaha ee DPRK. Waxaa la joogaa wakhtiig golluhu si furan uga hadli lahaa.”
Mareykanku Ujeedaddiisu mahan oo kali ah inuu ilaaliyo xuquuqul Insanaka iyo sharafta dadka Kuuriyada Waqooyiga, laakinse sidoo kale guud ahaan amaanka Caalamka.